Qeexid
"(-nno, m.dh) (kiim.) Curiye neef ah, aadna u firfircoon midabkiisuna yahay hurdi cagaaran kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha)."
"(-nno, m.dh) (kiim.) Curiye neef ah, aadna u firfircoon midabkiisuna yahay hurdi cagaaran kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha)."
Wadaag:
Qalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo ama hakiyo socodka baabuurka.
m.l
Wadaag:
(-iimo, m.l) Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg.
m.dh
Wadaag:
Cid beer qodasho, beer falasho.
f.g3
-ashay, -alatay
Wadaag: