Qeexid
"Farsamo loo sameeyo hab quruxsan oo isha iyo uurku jeclaystaan."
Qeexid Xigta
ld falsamaan.
"Farsamo loo sameeyo hab quruxsan oo isha iyo uurku jeclaystaan."
ld falsamaan.
Wadaag:
Wax si qurxoon oo la jeclaysto loo sameeyey ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Barashada xaqiiqda jiritaanka koonka iyo xeerarkiisa.
Wax jira figradda laga qabo. ld falsafad.
m.dh
Wadaag:
falsafada xaqiiqaraadiska m.dh (fals.) Falsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala awaalka.
Wadaag:
Wax samayn.
Wax sixrid.
Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah koox naxweedda isbedbeddesha, waxayna tilmaantaa wax la sameeyo ama wax la ahaado. Tus. “Guuleed wuu yimid”, “Sucaad way kortay”. F. gudbe: waxaa lagu magacaabaa fal u baahan layeele toosan si uu u hawlgalo sida “arag”, “cun”, “taabo”. Tus. “Sabriye ayaa tufaaxa cunay”; f. magudbe: fal aan oggolaanayn in uu si toos ah u yeesho layeele sida “soco”, “buub”, “weynow”. Tus. “Ismahaan baa soo socota”, “Ismahaan baa u soo socota dugsiga”; f. sifo: waxaa jira falal aan muujinayn waxa uu qabto yeeluhu, balse muujiya xaaladda uu ku suganyahay iyo sifadiisa; falalkani waxay mar waliba ay ku tiirsanyihiin fal “ahaansho”. Tus. “Gabadhu way wanaagsantahay”.
m.l
Wadaag:
Cid beer qodasho, beer falasho.
f.g3
-ashay, -alatay
Wadaag: