Qeexid
"Wax si qurxoon oo la jeclaysto loo sameeyey ahaansho."
[-amaa, -amayd]
falsan maa
falsan mayd
f.mg4"Wax si qurxoon oo la jeclaysto loo sameeyey ahaansho."
Wadaag:
Farsamo loo sameeyo hab quruxsan oo isha iyo uurku jeclaystaan.
ld falsamaan.
m.dh
Wadaag:
Barashada xaqiiqda jiritaanka koonka iyo xeerarkiisa.
Wax jira figradda laga qabo. ld falsafad.
m.dh
Wadaag:
falsafada xaqiiqaraadiska m.dh (fals.) Falsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala awaalka.
Wadaag:
Wax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax muuqaal qurxoon leh ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
Wax la faariyey ahaansho (caano).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: