Qeexid
"Koor aan afrog ahayn."
"Koor aan afrog ahayn."
Wadaag:
Geed xididkiisa xoolaha loo qodo oo ay ku dhacarsadaan.
m.l
Wadaag:
Wax garasho wanaagasan ahaansho (qof).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Haweeney masrax ka heesta.
Haweeney fanka ku xeel dheer.
m.dh
Wadaag:
Wax meel fog wax ka arka ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
(-nxo, m.l) Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
m.dh
Wadaag:
Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: