Qeexid

"Meesha laba farood oo kasta iska galaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fanax oo kali ah:
  • Sheekh Fanax oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa xusay in shirkaas uu yahay mid aanay madaxda Isbahaysiga isku raacsanayn; isla markaana ay dano gaar ah ka leeyihiin koox yar oo isku urursatay dalka Jabuuti.
  • C/llaahi Fanax iyo kuwo kale, kuwaasoo laga soo xulay xubnihii maanta ka qaybgalay kulankii Baarlamaanka.