Qeexid
"Wax fandhaal la socdaan ahaansho (xeero)."
[-snaa, -snayd]
fandhaallaysan naa
fandhaallaysan nayd
f.mg4"Wax fandhaal la socdaan ahaansho (xeero)."
Wadaag:
eeg fandhaallaysan. ld fandhaallaysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la halleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax uurkutaallo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.
m.f.dh
Wadaag:
Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/dh (-dyo, m.dh) Dusha xoolaha la rarto dhankeeda dambe.
m.l
Wadaag: