Qeexid

"Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor1 (3)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fangar oo kali ah:
  • Inkastoo uu ka gaabsaday inuu magac-dhabo dalalka iyo ganacsatada dhaqaalaha siiya ururka Al-shabaab hadana, wuxuu sheegay in laga fangareeyo dalalka Carabta.
  • Waxaa fangareeya, Hay'adda Diakonia-Sweden, gaar ahaan SIDA. 9. MCBille: Ardayda ma wax fee ah baa laga qaadaa?