Qeexid
"ld fanayn."
"ld fanayn."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (baay.) Koox ka tirsan dhirta yar yar oo aan lahayn cagaariye.
m.l.u
Wadaag:
(-lmo, m.l) Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaan.
m.dh
Wadaag:
Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.
m.l
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar3.
f.g1
Wadaag:
Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor1 (3).
m.dh
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.