Qeexid
(-iyo, m.dh) (baay.) Koox ka tirsan dhirta yar yar oo aan lahayn cagaariye.
(-iyo, m.dh) (baay.) Koox ka tirsan dhirta yar yar oo aan lahayn cagaariye.
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax dalool u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
Qeexid Xigta: ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld fan (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld fanee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ntay, -natay
Qeexid: Meel fuuliddeedu dhib tahay, xeelad ku korid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld fangal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fangar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld fanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld fanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-nxo, m.l) Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Meesha laba farood oo kasta iska galaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Cudur jirka ku dhaca oo nabarro dhacaan iyo malax lihi ka soo yaacaan oo goggooyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) ld banki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg fangaran. ld fangarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax, wax kale ka dhex raadin.
Qeexid Xigta: Wax heerheer u kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]