Qeexid
"(-dyo, m.dh) Dusha xoolaha la rarto dhankeeda hore ee garbaha xiga."
"(-dyo, m.dh) Dusha xoolaha la rarto dhankeeda hore ee garbaha xiga."
Wadaag:
Habeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.
m.l
Wadaag:
Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhammaadka gamashiga, waqti ugu horreeya waraabka xoolaha.
m.l
Wadaag:
Xilliga u dhexeeya siddeedda fiidnimo ilaa sagaalka.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.
m.dh
Wadaag: