Qeexid

"Meel ka tegid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fanjeedi oo kali ah:
  • Waxay ahayd xilli qadadii, waqti laga soo fanjeediyey muraaddadii, danihii iyo hawl-maalmeedkii caadiga ahaa ee loogu foofay magaalada.
  • Tore Andre Flo, ayaa ka fanjeedinaya kooxda Rangers, maamulaha kooxda Alex Mc Leish ayaa u dhegtaagaya cid ka dalbata weeraryahanka Norway oo 25 gool u dhaliyay xilli-ciyaareedkii hore.