Qeexid
"Dan la'aan meel muddo u taagnaan (cid)."
[-qay, -qday]
fanjooq ay
fanjooq day
f.mg1"Dan la'aan meel muddo u taagnaan (cid)."
Wadaag:
Wax la fanjooqiyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
Wax meel ay saarnaayeen ama ku dhegganaayeen in yar kor uga kicid.
Kadalloob u fariisasho.
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
Wax meel uu ku dhegganaa ka soo fuqay laakiin weli meel yar ka haysta.
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn; kadalloob.
Wax meeshi ay saarnaayeen in yar kor uga kacay. 4. ld fanqooqid.
m.l
Wadaag:
(-qaq, m.l/-qyo, m.dh) Guri, guri kale ka dul dhisan; dabaq. ld fookh.
m.l
Wadaag:
Meel fuuliddeedu dhib tahay, xeelad ku korid.
f.g3
-ntay, -natay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo lagu dilo fangaska.
m.l
Wadaag: