Qeexid
"Haweeney masrax ka heesta."
Qeexid Xigta
Haweeney fanka ku xeel dheer.
"Haweeney masrax ka heesta."
Haweeney fanka ku xeel dheer.
Wadaag:
Feeragashi aan gacmo lahayn oo shaati laga hoos qaato; garan.
Hu' jilicsan oo sida shaatiga u tolan oo kulaylaha la qaato.
Hu' culus oo kor laga qaato oo badi ahaan ka samaysan dhogor oo dhaxanta laga gashado.
m.dh
Wadaag:
eeg farkannaxsan. ld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsa
m.f.dh
Wadaag:
(jool.) Dhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaabka webigu uu sido.
m.l
Wadaag: