Qeexid

"Meel fuuliddeedu dhib tahay, xeelad ku korid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fano oo kali ah:
  • Ferenc Puskas, oo dhaliyay afar ka mid ah toddobadii gool ee Real kaga adkaatay kooxda Jarmalka ah ee Eintracht Frankfurt, sannadkii 1960, iyo Alfredo Di Stefano, oo isna dhaliyay sadexda gool ee kale.
  • Valencia, koobkii ugu horreeyay ee ay qaadatay wuxuu ahaa sannadkii 1971, waqtigaas oo kooxda uu gacanta ku hayay ciyaaryahankii hore ee Real Madrid Alfredo Di Stefano.