Qeexid
"Wax meel ay saarnaayeen ama ku dhegganaayeen in yar kor uga kicid."
Qeexid Xigta
Kadalloob u fariisasho.
[-qay, -qday]
fanqooq2 ay
fanqooq2 day
f.g"Wax meel ay saarnaayeen ama ku dhegganaayeen in yar kor uga kicid."
Kadalloob u fariisasho.
Wadaag:
Wax meel uu ku dhegganaa ka soo fuqay laakiin weli meel yar ka haysta.
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn; kadalloob.
Wax meeshi ay saarnaayeen in yar kor uga kacay. 4. ld fanqooqid.
m.l
Wadaag:
Wax lagu fadhiyey in yar kor uga kicid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax kale in yar kor uga qaadid. ld fanjooqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg fanqooji. ld fanjooqin, fanjooqis, fanqoojin, fanqoojis.
m.f.dh
Wadaag:
Xoolo lab qooq ku dhicid.
Ciyaarid; dheelid.
Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Dan la'aan meel muddo u taagnaan (cid).
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag: