Qeexid
"ld fangal2."
[-ray, -rtay]
fansaar3 ay
fansaar3 tay
f.g1"ld fangal2."
Wadaag:
Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro marka la raraayo.
ld fangelid.
m.l
Wadaag:
(xis.) Qaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, kutirsane kasta oo ka mid ah ururka hore (horaad) uu ku aado kutrisane keliya oo ka mid ah ururka dambe (dambeed).
m.l
Wadaag:
(xis.) Fansaarka f(x) = e oo loo qoro f(x) = exp(x). Waxa kale oo loo isticmaalaa fansaarrada noocan oo kale ah, ax, oo a ay tahay madoorsoome. Guud ahaan, waa fansaar leh doorsoomayaal loo jibaaxay jibbaar ahaan.
m.l
Wadaag:
(xis.) Urur fansaarro oo leh astaamooyin u eg marka dhan laga eego kuwa fansaarrada tirignometeri waxaana lagu magacaabaa saynka labasaable (sinh (x)), kosaynka labasaable (cosh (x)) iwm. Waxa la xiriiraan laba saab sida ay fansaarrada tirignometeriga ula xiriiraan goobada.
m.l
Wadaag:
(xis.) Fansaar aan ku dhicin isbeddel dhaqso ah marka doorsoomaha madax bannaan ee fansaarku uu kordho ama yaraado.
m.l
Wadaag:
Muslinkii hore oo reer Madiinaoo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintiisoo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.
m.dh.u
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
(-rro ..., m.l) (xis.) Fansaarro leh qiime maangal sida sin(x), cos(x) iyo tan(x) ee laga helo dheehashada qaar ka mid ah saamiyada dhinacyada saddex-xagal qumman.
m.dh
Wadaag: