Qeexid
F. ah: dallaal (meel).
F. ah: dallaal (meel).
magac / noun
Dheddig / feminine
Khabar / predicate
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Meel firaaqo ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fanteeli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Cudur jirka ku dhaca oo nabarro dhacaan iyo malax lihi ka soo yaacaan oo goggooyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: ld teelteel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld teelteel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel yar oo ka banaan wax qarkiis.
Qeexid Xigta: Leebka meesha boqonka laga saaro ee qabsata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld fan (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
Qeexid Xigta: ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ntay, -natay
Qeexid: Meel fuuliddeedu dhib tahay, xeelad ku korid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld fantatiirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld fantatiir1, wantatiir1, wantatiirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]