Qeexid
"eeg fanteeli."
"eeg fanteeli."
Wadaag:
(daaw.) Cudur jirka ku dhaca oo nabarro dhacaan iyo malax lihi ka soo yaacaan oo goggooyaan.
m.dh
Wadaag:
Meel yar oo ka banaan wax qarkiis.
Leebka meesha boqonka laga saaro ee qabsata.
m.dh
Wadaag:
Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: