Qeexid
"(-qay, -qday; fiqi) Hadal hoos isugu sheegid; shawrid."
"(-qay, -qday; fiqi) Hadal hoos isugu sheegid; shawrid."
Wadaag:
(xis.) Inta ay laba xaddi is dheeryihiin ama jawaabta la helo marka laba xaddi ama tibaax la kala gooyo. ld farqi.
m.l
Wadaag:
(-qay,- qday) Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
f.g1
Wadaag:
Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
m.l
Wadaag: