Qeexid
"Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri2."
[-ray, -rtay]
faqiir2 ay
faqiir2 tay
f.mg1"Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri2."
Wadaag:
Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
m.l
Wadaag:
Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qori, bir iwm in yar oo dhuuban ka jeexid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley meel ku cusub nacayb u muujin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin.
ld fasil2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: