Qeexid
"Naag sabool ah."
"Naag sabool ah."
Wadaag:
(-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
m.l
Wadaag:
Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho.
Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
m.dh
Wadaag: