Qeexid
"Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee."
[-iyay, -isay]
faqiir yay
faqiir say
f.g2"Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee."
Wadaag:
(-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
m.l
Wadaag:
Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax eegid.
(f.g) Wax ka fekerid.
(f.mg) Isu f.: waxyaabo isbarbardhigid. 4. (f.mg) Ka f.: wax, wax kale ka ilaalin. 5. (f.mg) Ka f.: cid wax ka sixid. 6. (f.mg) Ku f.: wax, wax kale ku tijaabin. 7. (f.mg) U f.: cid wax u raadin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(-qay, -qday; fiqi) Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.
f.mg1
Wadaag: