Qeexid
"Qayb kastoo ka mid ah qaybo qoraal."
"Qayb kastoo ka mid ah qaybo qoraal."
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
m.dh
Wadaag:
Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-qay, -qday; fiqi) Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Baabuur yar oo gudaha ku leh kuraas jilicsan oo lagu fariisto, dhinacyadana albaabo iyo muraayado. ld fatuuro.
m.dh
Wadaag:
Dabayl ka dhacda xeebaha badweynta Hindiya xilliga dayrta.
m.dh
Wadaag:
Qof wax dhigasho bilaabay.
Qof farshaxannimo bilaabay.
m.l
Wadaag:
F. ah: qof meel uu joogey fasax la'aan ka tegey; baxsad.
ld fakasho.
m.l
Wadaag: