Qeexid

"ld faqiirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faqrin oo kali ah:
  • ”Naa haddii adiga faqrinimo lagugu nacay, anigu naag heer sare ah ayaan ahay oo kugu dul shiiqinaysa labbiska, oo marka aniga la I arko adigu waxbayahay baad ka tahay agtayda”.
  • Ninkaaga sidaa u hadlayaa laga yaabaa in uu bari faqrinimo ku dhici doono”.