Qeexid

"Takoor; karatiil; karaantiil."

Qeexid Xigta

ld faquuqid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faquuq oo kali ah:
  • Isir-takoorkuse waa marka bulsho isirkeeda la takooro, laga faquuqo; aan laga guursan, loona diido inay bulshada inteeda kale ka guursadaan, loona geysto nasab cay, yasid, liidid, maagid, hanjabaad, maskax-dil iyo jidh-dil intaba.
  • Madashaasi ayaa lagu soo bandhigay suugaan kala duwan iyo majaajilooyin ku aadan dhibaatooyinka cudurkan iyo faquuqida dadka la dariska ah HIV/AIDSka ayna soo bandhigeen qaybaha suugaanta.