Qeexid
"Wax ama qof takoorid."
[-qay, -qday]
faquuq2 ay
faquuq2 day
f.g1"Wax ama qof takoorid."
Wadaag:
Nafley intii ay la nooleyd wax ka takooran ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
(-qay, -qday; fiqi) Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.
f.mg1
Wadaag:
Cid midabkeeda ku takoorid. ld midabtakoor2.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq.
In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq2.
m.dh
Wadaag:
(-qay,- qday) Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
f.g1
Wadaag:
Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag: