Qeexid Xigta

ld faquuq1 (2).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faquuqid oo kali ah:
  • Kobcinta iskaashiga iyo iskuduubnida bulshada, iyo in la ciribtiro dhaqamada dhaawici kara arintan sida: faquuqidda, fogeynta iyo is-xaqiridda.
  • Dhallinyaro ajnabi fara badan, gaar ahaan gabdhaha xijaabka sita, ayaa dareema kalinimo iyo faquuqid, ayadoo ay goobaha waxbarashadu u badan yihiin deenish.