Qeexid

"Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood."

Qeexid Kale

Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.

Qeexid Xigta

Hab loo qoro af.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga far oo kali ah:
  • Taliyaha ciidamada Booliska Cabdi Qaybdiid oo maalmahii lasoo dhaafey booqasho ku joogey puntland ayaa kasoo noqdey safarkaan isaga oo ku sugnaa Koonfurta Galkacayo.
  • “Ra’iisul wasaare Gaas ayaa sheegay in maanta si rasmi ah u fariisateen 825 oo ah Ergadii labaad ee Ansixin lahayd Dastuur ay yeelato Soomaaliya, waxaana ergadaan ka horaysay Ergadii 110 xubnood ahayd oo 1960 u fariistay Ansixintii Dastuurkii Soomaaliya.