Qeexid
"Carbin, agabar."
Qeexid Xigta
ld farabbarid.
"Carbin, agabar."
ld farabbarid.
Wadaag:
Qof wax dhigasho bilaabay.
Qof farshaxannimo bilaabay.
m.l
Wadaag:
Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la farabaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
m.l.kh
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Badnaanta wax tiradoodu badantahay. ld farabbadnaan.
m.dh
Wadaag:
Cararid.
Ka f.: wax la hayey gacan ka fakasho.
U f.: qof inuu la dagaallamo qof kale u fakasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg farabbadan. ld farabbadi, farabbadnaansho, farabbadni.
m.f.dh
Wadaag:
Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin.
Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo.
ld farasaarid.
m.l
Wadaag:
F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar.
Furuqdhoon. ld faarfaar1.
m.l
Wadaag: