Qeexid
Wax la farabaray ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Wax la farabaray ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Carbin, agabar.
Qeexid Xigta: ld farabbarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof wax dhigasho bilaabay.
Qeexid Xigta: Qof farshaxannimo bilaabay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Neef curtay agabarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld farabbar1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld farammaggooggo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax badan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax farriin la faray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fandharan ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg farabaro. ld farabarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la layliyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld farabbadnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: farabbax1.2. ld.
m.f.dh
Qeexid: eeg farabbadan. ld farabbadi, farabbadnaansho, farabbadni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Badnaanta wax tiradoodu badantahay. ld farabbadnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld farabbaxsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cararid.
Qeexid Xigta: Ka f.: wax la hayey gacan ka fakasho.
Qeexid Kale: U f.: qof inuu la dagaallamo qof kale u fakasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld farabbaxsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]