Qeexid
"F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1)."
"F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1)."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Cararid.
Ka f.: wax la hayey gacan ka fakasho.
U f.: qof inuu la dagaallamo qof kale u fakasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof wax dhigasho bilaabay.
Qof farshaxannimo bilaabay.
m.l
Wadaag:
Wax la farabaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Badnaanta wax tiradoodu badantahay. ld farabbadnaan.
m.dh
Wadaag:
eeg farabbadan. ld farabbadi, farabbadnaansho, farabbadni.
m.f.dh
Wadaag: