Qeexid
Khasab.
Khasab.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Wax yar oo abaalmarin ahaan loo siiyo hawl la qabtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dho, m.dh) (fiis.) Summad F. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee madhxinta, waxana loo qeexaa madhxinta madhxiye kasbaday saldanab 1 kuulam, marka keyd taraqiisa la gaarsiiyey 1 foolt. F. waa halbeeg ka weyn istiicmaalka caadiga ah, waxana la qaataa jajabkiisa oo ay ka mid yihiin biiko-f. (PF) iyo maykaro f. (μF).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld faratoonyo. Faraha lugaha oo iin gaartey awgeed korka iska fuula.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld faraxal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld faraxal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Suuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo.
Qeexid Xigta: Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Mardimo geesaha xoolaha iyo ugaartu yeeshaan oo da'dooda lagu xisaabiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax farriin la faray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fandharan ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: ld faraxalo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Durriyad.
Qeexid Xigta: Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (xis.) Inta ay laba xaddi is dheeryihiin ama jawaabta la helo marka laba xaddi ama tibaax la kala gooyo. ld farqi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rxay, -raxday; -rxi) ld faarax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof wax dhigasho bilaabay.
Qeexid Xigta: Qof farshaxannimo bilaabay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]