Qeexid

"Wax fara ku taataabasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga farafaree oo kali ah:
  • Amuurtan oo ay dadka wararka farafareeya qaarkood ku tilmaameen inqilaab ciyaal ah oo ururka ka dhacay, taas oo markii ay ururada kale maqleen ay murqaan ka dhergeen.
  • Dalxa oo Munaasabada khudbad dheer ka jeediyay ayaaaad u amaanay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha isagoo yiri waa wasiirkii ugu horeeyay ee wax muuqda qabta islamarkaana farafareeyay meelo aan wasiiradii xilkaani ugu horeeyay aysan marna ka taataaban.