Qeexid
"Faraha gacanta ama lugta oo gubta."
Qeexid Xigta
Abaal marin yar oo la siiyo qof cunto kariyey.
"Faraha gacanta ama lugta oo gubta."
Abaal marin yar oo la siiyo qof cunto kariyey.
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax yar oo far iyo suul lagu qaadi karo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur faraha gala oo u yeela dhaawacyo aad u xanuun badan.
ld farammar. ld fargal (2).
m.l
Wadaag:
Wax si toos ah wax uga qabasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-syo, m.l) Nooc shimbiraha hilibcunka ka mid ah; dafo.
m.dh
Wadaag:
Xanuun awrku dusha ka dareemo marka uu muddo dheer rarnaado.
m.dh
Wadaag:
Gacanta dhabarkeeda oo cid lagu dhufto. ld faraggoror, farajirjir.
m.l
Wadaag:
Kulka cagta nafleydu dareento markay kulaylka qorraxdu ku dhacdo ciidda. ld cagagubad.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar carruureed.
Fiidda geeduhu ka fufaan.
Faraggirgir.
m.l
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.
m.l
Wadaag:
Durriyad.
Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
m.l
Wadaag: