Qeexid
Biyaha lagu farahasho.
Biyaha lagu farahasho.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: U f.: gacmaha qofka mayrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Gacmaha iska mayrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg farahal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg farahalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq1, farammayr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Cudur faraha gala oo u yeela dhaawacyo aad u xanuun badan.
Qeexid Xigta: ld farammar. ld fargal (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax farriin la faray ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax fandharan ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rxay, -raxday; -rxi) ld faarax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (xis.) Inta ay laba xaddi is dheeryihiin ama jawaabta la helo marka laba xaddi ama tibaax la kala gooyo. ld farqi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld fartoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Durriyad.
Qeexid Xigta: Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo.
Qeexid Xigta: Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Qeexid Xigta: Fardaha kooda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld farraar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-khyo/furuukh, m.dh) Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]