Qeexid
"Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso."
[-stay, -satay]
farajannays tay
farajannays atay
f.mg3"Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso."
Wadaag:
/dh eeg farajannayso. ld farajannaysad, farajannaysi, farajucsad, farajucsa
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag: