Qeexid
"Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn."
[-ray, -rtay]
farakacayaar2 ay
farakacayaar2 tay
f.mg1"Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn."
Wadaag:
Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo.
m.l
Wadaag:
Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin.
Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin.
Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid.
(f.g) ld far2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(-khyo/furuukh, m.dh) Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.
m.l
Wadaag:
Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax aan tiro badnayn ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag: