Qeexid
"Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso."
[-saday, -satay]
farammarooqs aday
farammarooqs atay
f.g3"Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso."
Wadaag:
eeg farammarooqso. ld farammarooqsad, farammarooqsi, faraammaroorsad, fa
m.f.dh
Wadaag:
Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadid. ld farammaroori.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo.
ld faraggal.
m.l
Wadaag:
Qof aan hanti lahayn ahaansho.
Wax farammar leh ahaansho (qof).
Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cid wax gacanteeda ku jira xoog kaga qaadasho. ld maroogso, maroorso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(c.nafl.) Bahal jaadad badan leh oo badda ku nool oo leh jir buufimo yar la moodo iyo siddeed lugood ama gacmood oo dhuudhuuban oo hoos u jeeddada ku leh goobooyin yaryar oo wax ku dhega ama nuuga. ld farammuggo, faraley (1), farabbadan1.
m.dh
Wadaag:
Wax lagu fadhiyey in yar kor uga kicid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: