Qeexid
"ld farammarooq sasho."
"ld farammarooq sasho."
Wadaag:
eeg farammarooqso. ld farammarooqsad, farammarooqsi, faraammaroorsad, fa
m.f.dh
Wadaag:
Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadid. ld farammaroori.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax gacanta la geliyo ama lagu duubo marka hawl adag la qabanayo.
ld faraggal.
m.l
Wadaag:
Qof aan hanti lahayn ahaansho.
Wax farammar leh ahaansho (qof).
Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg foororso. ld foorarsad, foorarsasho, foorarsi, foororsad.
m.f.dh
Wadaag: