Qeexid
"Lugo iyo gacmo wada jira ku ordid (dad). ld firindiglee."
[-leeyay, -leysay]
farandulle eeyay
farandulle eysay
f.mg2"Lugo iyo gacmo wada jira ku ordid (dad). ld firindiglee."
Wadaag:
Orod labada gacmood iyo labada addin dadku ku ordo. ld firindiglo.
m.l
Wadaag:
eeg farandullee. ld farandulleys, firindigleyn, firinndigleys.
m.f.dh
Wadaag:
Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax farriin la faray ahaansho.
Wax fandharan ahaansho (nabar).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Faranfardo samayn, birinbirqayn.
Kor u boodboodid (siiba kalluunka marka biyaha laga soo saaro).
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (c.nafl.) Naasley yar, god uu dhulka ka qotay ku nool oo leh laba ilig oo dhaadheer iyo af dhuuban. ld ferenfer.
m.l
Wadaag:
Wax fara ku taataabasho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dalool sanka lo'da laga dalooliyo oo bir laga geliyo si xarigga lagu hoggaaminayo loogu xiro.
S. ah: qasab; xoog.
m.l
Wadaag:
Fadal samayn. ld fadli2.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Qof aan hanti lahayn ahaansho.
Wax farammar leh ahaansho (qof).
Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Orod boodboodid leh oo ay sameeyaan xoolaha iyo carruurtu xilliyada barwaaqada ah.
m.dh
Wadaag:
Wax la farabaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag: