Qeexid
"eeg faraqarrarsan. ld faraqarrarsanaansho."
"eeg faraqarrarsan. ld faraqarrarsanaansho."
Wadaag:
Wax faraqarraray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Fantaxda u dhaxeysa faraha nafleyda.
Cudur faraha dhexdooda ku dhaca oo dhaliya dhaawac xanuun badan.
ld faraqaris.
m.l
Wadaag:
Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag: