Qeexid
"eeg faraqxiro."
"eeg faraqxiro."
Wadaag:
Ku f.: saaxiibnimo awgeed cid ula socosho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Barashada qoridda iyo akhrinta ee af.
Aqoonta qaabbilsan qurxinta habka qoridda.
m.dh
Wadaag:
eeg fargo. ld fargad1, fergad, fergasho, firgad, firgasho.
m.f.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag: