Qeexid
"Dagaal aan weyneyn cid u geysasho."
[-ray, -rtay]
farasaar2 ay
farasaar2 tay
f.g1"Dagaal aan weyneyn cid u geysasho."
Wadaag:
Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin.
Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo.
ld farasaarid.
m.l
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ku f.: si kama dambays ah wax u diidid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(xis.) Qaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, kutirsane kasta oo ka mid ah ururka hore (horaad) uu ku aado kutrisane keliya oo ka mid ah ururka dambe (dambeed).
m.l
Wadaag:
(f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid.
(f.g) ld far2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Geed faalala, leh caleemo iyo laamo jiljilicsan oo dhirta kale ku saaqa.
m.l
Wadaag:
Muran runta lagudiidayo samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag: