Qeexid
"Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax1."
"Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax1."
Wadaag:
F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
m.l.kh
Wadaag:
.r F. ka dheh: dhidid, nabro iwm si lama filaan ah hal mar ay soo wada baxaan.
m.dh.sh
Wadaag:
Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq1, farammayr.
m.l
Wadaag:
Biyo faro ku dhaqasho.
Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
m.l
Wadaag: