Qeexid
"Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq2."
[-alay, -ashay]
faraxal2 lay
faraxal2 shay
f.mg1"Cid gacmo u dhaqid. ld faradhaq2."
Wadaag:
Biyo faro ku dhaqasho.
Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Biyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq1, farammayr.
m.l
Wadaag:
Xubuub cufan oo ka kooban gaamaytyada lab ee iniinta geedka, kuwaas oo ka baxa iyaga oo farabadan kiishfaxalka.
Labada laab ee sare ee faxal-sidaha geedka kuwaas oo had iyo jeer midabkoodu yahay hurdi, laab waliba waxa uu ka koobanyahay laba kiishfaxal oo ay ku dhex jiraan boodh faxal badani, kuwaas oo soo baxa marka faxalku qarxo.
m.l
Wadaag:
Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
eeg faraxalan. ld faradhaqnaan, faradhaqnaansho, faraxalnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
U f.: gacmaha qofka mayrid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah koox naxweedda isbedbeddesha, waxayna tilmaantaa wax la sameeyo ama wax la ahaado. Tus. “Guuleed wuu yimid”, “Sucaad way kortay”. F. gudbe: waxaa lagu magacaabaa fal u baahan layeele toosan si uu u hawlgalo sida “arag”, “cun”, “taabo”. Tus. “Sabriye ayaa tufaaxa cunay”; f. magudbe: fal aan oggolaanayn in uu si toos ah u yeesho layeele sida “soco”, “buub”, “weynow”. Tus. “Ismahaan baa soo socota”, “Ismahaan baa u soo socota dugsiga”; f. sifo: waxaa jira falal aan muujinayn waxa uu qabto yeeluhu, balse muujiya xaaladda uu ku suganyahay iyo sifadiisa; falalkani waxay mar waliba ay ku tiirsanyihiin fal “ahaansho”. Tus. “Gabadhu way wanaagsantahay”.
m.l
Wadaag:
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.l) Hoore adag oo is-haystaoo sida badan ka yimaadda mindhicirradamarka ay jirradaan ama xubnaha tarankawaqtiga dhalmada.
m.dh
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag: