Qeexid

"eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax sanaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faraxsanaan oo kali ah:
  • Waxaanse kaga sii faraxsanaan lahaa adiga oo ila dareema, ilana wadaaga, si aynu shamaca ugu shidno mugdiga camimay ciiddeenna iyo carradeenna.
  • Way ku faraxsanaan doonaan meelkasta tan iyo inta aan anigu faraxsanahay.