Qeexid
"Summad xoolaha lagu dhigo oo raadka xuunshada u eg."
Qeexid Kale
Geed abaareed, leh laamo dhuudhuuban oo la cuno.
Qeexid Xigta
Qof fulay ah.
"Summad xoolaha lagu dhigo oo raadka xuunshada u eg."
Geed abaareed, leh laamo dhuudhuuban oo la cuno.
Qof fulay ah.
Wadaag:
Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. ld firsho (1).
m.dh
Wadaag:
Barashada qoridda iyo akhrinta ee af.
Aqoonta qaabbilsan qurxinta habka qoridda.
m.dh
Wadaag: