Qeexid
"ld farayaraan."
"ld farayaraan."
Wadaag:
Wax aan tiro badnayn ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg farayar. ld fara yaraansho, farayari, farayaro.
m.f.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag:
Cabbir da'mada roobka lagu cabbiro oo rays-qotonku faraha dhexdooda le'egyahay. ld faraqarrar1 (3).
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.
m.l
Wadaag:
(-khyo/furuukh, m.dh) Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.
m.l
Wadaag: