Qeexid
"eeg faree. ld farays."
"eeg faree. ld farays."
Wadaag:
Shaqo socota oo markaas gacanta lagu hayo.
Qabashada si joogto ah hawl loo qabto. ld farakuhays.
m.dh
Wadaag:
Wax aan tiro badnayn ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
f. ah: wax qasab ay qofka ku tahay in uu sameeyo (diinta).
m.l.kh
Wadaag:
(bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
Fardaha kooda lab.
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg farayar. ld fara yaraansho, farayari, farayaro.
m.f.dh
Wadaag:
(-dho, m.dh) (fiis.) Summad F. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee madhxinta, waxana loo qeexaa madhxinta madhxiye kasbaday saldanab 1 kuulam, marka keyd taraqiisa la gaarsiiyey 1 foolt. F. waa halbeeg ka weyn istiicmaalka caadiga ah, waxana la qaataa jajabkiisa oo ay ka mid yihiin biiko-f. (PF) iyo maykaro f. (μF).
m.l
Wadaag: