Qeexid

Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo.

Qeexid Xigta

F. ah: qof ku xeel dheer sida fardaha loo fuulo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fardafuul oo kali ah:
  • Waxa gabayadii iyo geerarradii uu tiriyay laga dareemayaa siduu fardafuulka niyadda uga jeclaa.
  • Maadaama uu fardafuulku ka mid ahaa waxyaalaha xarunta mudnaanta iyo ahmiyadda gaarka ah ku leh, waxa oday Cismaan, yaraantiisiba la siiyay tababar, waxaanu aakhirkii ku caanbaxay xeeldheeri dhaqankaas ah.